Guddiga Doorashada Puntland oo shaaciyay jadwalka doorashada 10 kursi
Guddiga Doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Puntland ayaa shaaciyey jadwalka Doorashada 10 kursi oo kamid kuraasta Golaha Shacabka Kasoo galaysa Puntland.
Sidoo kale guddiga ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 10kan kursi.