Guddiga Doorashooyinka Puntland oo shaaciyay magacyada dadka soo xulaya ergada shan kursi

Guddiga Maamulka Doorashooyinka D/G Puntlaand ayaa shaaciyay magacyada Odayaasha dhaqanka iyo xubnaha ururada bulshada ee soo xulaya ergada codbinta shan kursi oo ka mid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay magaalada Garowe.

Shanta kursi ee la shaaciyay odayaasha iyo xubnaha ururada bulshada rayidka ee soo xulaya ergooyinka ayaa waxa ay kala yihiin;
#HOP;196 Axmed Maxamed Axmed
#HOP;249 Sharma’arke Saleymaan Buraale
#HOP;200 Cali Yuusuf Cali Xoosh
#HOP;235 Cabdullaahi Bidhaan Warsame.
#HOP;166 Saadaq Xirsi Warfaa

Halkan hoose ka aqriso magacyada odayaasha dhaqanka iyo xubnaha bulshada rayidka ee soo xulaya shanta kursi;

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More