Guddiga Doorashooyinka Puntland oo shaaciyay Xubnaha soo xulaya ergada 5 kursi oo lagu dooranayo Garowe

Guddiga Doorashooyinka Dowlad goboleedka Puntland shaaciyey Odayaasha dhaqanka iyo xubnaha bulshada rayidka ee so xulaya ergada afarta kursi ee tirsigoodu yahay HOP#128, HOP#223, HOP#232, HOP#144.

Afartaan kursi oo kamid ah kuraas dhawaan Guddiga doorashooyinka dowlad goboleedka Puntland uu shaaciyey in doorashadooda la qabanayo ayaa maanta la diiwaan galiyey odayaasha dhaqanka iyo xubnaha ururada bulshada ee soo xulaya ergada codbinta kuraastaan.

Kuraasta la shaaciyay oday dhaqameedyada ururada bulshada bulshada soo xulaya ayaa waxaa hore ugu fadhiyay;

HOP#128 Maxamed Cabdikaafi Maxamed
HOP# 232 C/rashid Daahir Gaboobe
HOP#223 C/maan Maxamuud Cabdulle”Jaabiri”
HOP#144 Feysal Cabdulle Guuleed

Halkan hoose ka aqriso magacyada oday dhaqameedyada iyo xubnaha Bulshada Rayidka ee soo xulaya shantan kursi;

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More