Guddiga hirgelinta doorashooyinka Heer Federal oo loo magacaabay xoghaye cusub

Guddoomiyaha guddiga hirgalinta doorashooyinka heer federaal mudane ,Muuse Geelle Yuusuf ayaa xilka Xoghayaha guud ee GHDHF u magacaabay mudane, Cabdiraxiim Cabdicasiis Aadam.

Halka uu xoghayihii hore mudane, Cabdishakuur Daa’uud Maxamed u magacaabay xubin ka mid ah guddi hoosaadka hawlgalka doorashooyinka.

doorasho

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More