Guddiga qabanqaabada doorashada Guddoomiyaha Xallinta Khilaafaadka doorashooyinka oo la magacaabay

Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka Heer Federaal Maxamed Ibraahim Barre ayaa magacaabay guddiga qaban qaabada doorashada guddoomiyaha Guddigaas.

Guddiga qabanqaabada doorashada guddoomiyaha guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka ayaa ka kooban shan xubnood kuwaas oo looga baahan yahay in si degdeg ah u guda galaan sidii loo dooran lahaa guddoomiyaha guddigan.

Dhawaan ayaa waxaa la doortay guddoomiyaha guddiga doorashooyinka kadib markii xilkii laga qaaday guddoomiyihii hore.
Halkan hoose ka aqriso magacyada guddigan;

 

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More