Israel oo digniin culus u dirtay dowladda Syria

0
157

Jul 14 (Jowhar) Wasiirka Difaaca ee Israa’iil, Israel Katz, ayaa digniin u diray maamulka Dimishiq isaga oo adeegsanaya bartiisa X, kaddib markii ciidanka Israa’iil ay duqeeyeen dhowr gawaari hubeysan ah oo ku sugnaa koonfurta Suuriya si looga hortago inay gaaraan tuulo ay degto beesha Druze oo u dhow goobta ay iska horimaadyadu ka socdaan.

Katz wuxuu ku qoray bartiisa X, in weerarrada Israa’iil ay yihiin “farriin cad iyo digniin loo dirayo maamulka Suuriya. Ma oggolaan doonno in waxyeello loo geysto beesha Druze ee Suuriya.

Colaadda ka socota aaggaas waxaa ku dhintay ilaa iyo hadda inka badan boqol qof.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here