Jul 22 (Jowhar) Madaxweynaha Somaliland ayaa ku dhawaaqay in gobolka Awdal ay ka jiraan abaaro ba,an oo wax ka qabasho u baahan.
Madaxwayne Cabdiraxmaan Maxamed cabdulahi (Cirro) ayaa ugu baaqay hay’adaha gargaarka iyo dhammaan cidda kasta oo gacan ka gaysan karta in ay gargaar u fidiyaan dadka ay saameysay abaarta.
Waxaa u sidoo kale sheegay in xukuumadiisa ay qaadyso tallaabooyiin loogu gurmanayo shacabka ay abaarta saameysay.
Qeybo ka mid ah gobolka Awdal ayaa muddooyiinkii u dambeeyay waxaa jiray abaar saameysay dadka iyo duunyada taasi oo uu imika madaxwaynaha sheegay in ay meel xun maraeys