Ergeysa cusub Midowga Afrika ee Soomaaliya oo soo gaaray magaalada Muqdisho

0
266

Jul 30 (Jowhar)-Wakiilka cusub ee Midowga Afrika ee Soomaaliya, ahna madaxa howlgalka AUSSOM Danjire El Hadji Ibrahima Diene oo soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa si rasmi xilka ula wareegay.

Danjirahan cusub oo kasoo jeeda dalka Senegal waxa uu bedelayaa Amb. Mohamed El-Amine Souef oo bishii March ee sannakan loo magacaabay Madaxa Shaqaalaha cusub ee Midowga Afrika.