Jabuuti oo ciidamo aan ka tirsan howlgalka Midowga Afrika keeneyso Soomaaliya

0
386

Jul 30 (Jowhar)-Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa kala saxiixday heshiis lagu kordhinayo ciidanka Jabuuti ee Soomaaliya ku sugan.

Heshiiska u dhexeeya laba dowladood ayaa kordhinaya ciidanka Jabuuti waxa ayna taasi ka dhigantahay in ay dalka soo galayaan ciidamo jabuutiyaan ah oo aan ka tirsanayn howlgalka Midowga Africa.

Heshiis sidaan oo kale ah ayay Soomaaliya horay ula gashay Itoobiya.