Isbedel lagu sameeyay Guddiga Xulista Ergada HOP#058

Mar 26 (Jowhar.com) – Guddiga doorashoyinka dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa isbedel ku sameeyay liiska Guddiga Xulista Ergada ee kursiga tirsigiisu yahay HOP#058.

Liiska cusub ee uu guddiga soo saaray ayaa waxaa lagu soo direy xubin cusub oo ka mid ururada bulshada rayidka.

Liiskii hore ayaa waxaa ka mid ahaa labo xubnood oo bulshada rayidka ah iyo afar xubnood oo nabadoono ah.

 

 

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More