Saturday, March 28, 2026
Home NEWS Israel oo sheegatay iney dishay Taliyihii Ciidanka Badda ee Ilaalada Kacaanka Iran

Israel oo sheegatay iney dishay Taliyihii Ciidanka Badda ee Ilaalada Kacaanka Iran

294

Mar 26(Jowhar)-Warbaahinta Israa`iil oo xiganaysa saraakiil amni oo katirsan nidaamka Netanyaha ayaa sheegaysa in la dilay Taliyihii Ciidanka Badda ee Ilaalada Kacaanka Iran Alireza Tangsiri.

Warbaahinta Israe|l ee  Channel 14 oo baahisay xogtan ah oona sheegtay in sarkaalka lagu beegsaday magaalada dekedda leh ee Bandar Abbas.

Sarkaalkan ayaa kamid ahaa xubnaha dhawaan la magacaabay.