Jadwalka doorashada kuraasta Banaadiriga oo la shaaciyay

Guddiga doorashooyinka beelaha banaadiriga ayaa shaaciyay jadwalka qabashada doorashada shanta kursi ee ay beelaha banaadiriga ku leeyihiin Golaha Shacabka.

Waxaa doorashada kuraastan ay guddigu sheegeeninay dhici doonto 21ka bishan Febraayo.

Akhriso shanta kursi ee beelaha banaadiriga iyo xildhibaanadii hore ugu fadhiyay;

– Hop# 034 Khaalid Macoow Cabduqaadir.
-Hop#084 Fahma Axmed Nuur.
-Hop#105 Jeylaani Nuur Iikar.
-Hop#265 lufti Shariif Maxamed Cumar.
-Hop# 266 Biibi Khaliif Maxamed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More