Jadwalka Doorasho ka dhacaysa magaalada Baraawe oo la shaaciyay

Guddiga hirgelinta doorashada heer Dowlad Goboleed ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 13 kursi oo doorashadooda ka dhici doonta magaalada Baraawe ee gobolka Sh/hoose.

Qabashada doorashada 13kan kursi oo loo qeybiyay labo maalmood ayaa doorashada ugu horeysa waxa ay dhici doontaa 9bishan halka 10ka bishana la qaban doona qeybta labaad.
Magaalada Baraawe ayaa la geeyay ciidamo sugu jira Milatari iyo Boolis kuwaasoo sugi doona ammaanka magaalada Baraawe.

 

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More