Laftagareen oo magacaabay xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa magacaabay qaar ka mid ah xubno cusub ee Golaha Wasiiradda DGKGS.

Wasiirada la magacaabay ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badd,Wasiirka Boosta iyo Isgaarsiinta iyo Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda.

Halkan hoose ka aqriso wareegtada lagu magacaabay.

 

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More