Maamul goboleedyada oo hakiyay wada shaqeyntii ay la lahaayeen Wasaarada isgaarsiinta iyo tiknoolojiyada DF.

Nov. 16 (Jowhar.com) -Wasaaradaha Boostada iyo isgaarsiinta ee Maamul Goboleedyada Dalka ayaa ku dhawaaqay in ay joojiyeen wadashaqeyntii ay la lahaayeen Wasaarada Isgaarsiinta iyo Technologiyada ee Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya.

Qoraalka ay soo saareen oo ay ogeysiiiyeen ra’iisul wasaaraha iyo madaxweynaha dalka ayey ku cadeeyeen sababaha keenay iney xiligan hakiyaan wada shaqeyntii ay la lahaayeen wasaarada Isgaarsiinta iyo Tiknoolojiyada xukuumada Soomaaliya.

Halkan Hoose ka akhriso qoraalka ay wadajirka usoo saareen maamul goboleedyada:

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More