Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay guddoomiye cusub gobolka Mudug

Mar 31 (Jowhar.com) –Wareegto uu soo saaray Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa magacaabay guddoomiye cusub gobolka Mudug.

Madaxweynaha Galmudug ayaa u magacaabay Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Mudug Axmed Xuseen Shire (Bukhaari).

Halkan ka aqriso qoraalka wareegtada ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Galmudug

 

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More