Saturday, April 11, 2026
Home NEWS Madaxweyne xigeenka Mareykanka oo gaaray Islamabad iyo xogta wadahadalka socda

Madaxweyne xigeenka Mareykanka oo gaaray Islamabad iyo xogta wadahadalka socda

62

Apr 11(Jowhar)-Kuxigeenka Trump ayaa gaaray Islamabad-Pakistan si ay ula hadlaan Iran halkaas oo ay wada xaajoodyo kakan ka furmi doonaan.

Trump ayaa saacado kahor sheegay in ay qasab tahay in Iran ay is dhiibto, marinada ganacsiga furto, laakiin taas waxay u muuqataa dhalanteed iyo war aan qabad laheyn.

Iran ayaa ku adkeysanaysa in Lubnaan aan fuuq dambe lagu ridin, xabadjoojin kahirgasho, laakiin Netanyahu xataa Trump ma qaban karro.

Galalkii Fadeexadii qalashada Caruurta ayaa Trump markale lagu kiciyey, ilaa hadda Aafadiisa ay taabatay taas oo ka dhigan fure ay Israa’iil u haysato si ay Mareykanka ugu riixdo waxay rabto oo ah dagaal aan dhammaad laheyn.