Mahad Maxamed Salaad oo loo doortay markale xildhibaan Golaha Shacabka

Mahad Maxamed Salaad ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#147 ee golaha shacabka BJFS oo doorashadiisu maanta ka qabsoontay magaalada Dhuusamareeb.

Doorashada Mahad Maxamed Salad ayaa ka dhigeysa magaalada Dhuusamareeb magaalada ugu badan ee ay ka soo baxenen xildhibaano isugu jira muxaafad iyo mucaarad.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More