Maxaa ka jiro in mid kamid ah gaadiidka wasaarada arrimaha dibadda Soomaaliya u gacan galay Shabaab?
Feb. 21 (Jowhar.com) – Wasiirka arrimaha dibada ee Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse ayaa beeniyey wararka saacadihii lasoo dhaafay soo baxay oo sheegayay in mid kamid ah gaadiidka wasaaradda Arrimaha dibada u gacan-galay kooxda Al Shabaab.
Wasiir Huruuse oo goordhow qoraal ku daabacay bartiisa Fwcebook ayaa warar aan jirin kusifeeyey warkaas oo baraha bulshada qabsadat saacadihii la soo dhaafay.
“𝗪𝗔𝗫𝗔𝗔𝗡 𝗨𝗠𝗠𝗔𝗗𝗗𝗔 𝗦𝗢𝗢𝗠𝗔𝗔𝗟𝗜𝗬𝗘𝗘𝗗 𝗢𝗚𝗘𝗬𝗦𝗜𝗜𝗡𝗔𝗬𝗔𝗔 𝗜𝗡 𝗔𝗔𝗡𝗨 𝗝𝗜𝗥𝗜𝗡 𝗚𝗔𝗔𝗗𝗜𝗜𝗗 𝗔𝗔𝗡 𝗟𝗘𝗘𝗬𝗔𝗛𝗔𝗬 𝗔𝗠𝗔 𝗪𝗔𝗦𝗔𝗔𝗥𝗔𝗗𝗗𝗔 𝗔𝗥𝗥𝗜𝗠𝗔𝗛𝗔 𝗗𝗜𝗕𝗘𝗗𝗗𝗔 𝗦𝗢𝗢𝗠𝗔𝗔𝗟𝗜𝗬𝗔 𝗟𝗘𝗘𝗗𝗔𝗛𝗔𝗬 𝗢𝗢 𝗞𝗔 𝗠𝗔𝗤𝗔𝗡 𝗚𝗔𝗖𝗔𝗡𝗧𝗔𝗬𝗗𝗔 𝗔𝗠𝗔 𝗨 𝗚𝗔𝗟𝗔𝗬 𝗔𝗟𝗦𝗛𝗔𝗕𝗔𝗕. 𝗪𝗔𝗥𝗞𝗔 𝗔𝗥𝗥𝗜𝗡𝗧𝗔𝗔𝗦 𝗟𝗔 𝗫𝗜𝗥𝗜𝗜𝗥𝗔 𝗘𝗘 𝗕𝗔𝗥𝗔𝗛𝗔 𝗕𝗨𝗟𝗦𝗛𝗔𝗗𝗔 𝗟𝗔𝗚𝗨 𝗙𝗔𝗔𝗙𝗜𝗬𝗘𝗬 𝗪𝗔𝗔 𝗕𝗘𝗘𝗡 𝗔𝗕𝗨𝗨𝗥 𝗟𝗔𝗚𝗨 𝗝𝗔𝗔𝗛𝗪𝗔𝗥𝗘𝗘𝗥𝗜𝗡𝗔𝗬𝗢 𝗨𝗠𝗠𝗔𝗗𝗗𝗔 𝗦𝗢𝗢𝗠𝗔𝗔𝗟𝗜𝗬𝗘𝗘𝗗.” ayuu yiri Wasiir Huruuse.