Mid ka mid ah xisbiyada ka dhisan Puntland oo la ganaaxay

Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ganaax dul dhigay Xisbiga KAAH ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni kaddib markii lagu eedeeyay inuu jebiyay xeerka doorashada loo dejiyay.

Xisbiga KAAH oo k amid ah xisbiyada ugu waaweyn ee ka dhisan Puntland ayaa lagu eedeeyay in isusoobax ku qabteen tuulada Xasbahale Degmada Eyl 14-Kii October 2021 oo ku beegneed Khamiistii dhammaadka todobadkii hore.

Halkan hoose ka aqriso qoraalkalagu ganaaxay xisbiga KAAH

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More