Musharax Liibaan oo soo dhoweeyay Gogosha Nabadeed ee ka bilaabatay Galmudug

June 25(Jowhar.com)=Musharax Madaxweyne Liibaan Axmed Xasan ayaa war saxaafadeed uu soo saaray ku soo dhaweeyay gogasha nabadeed ee Maamulka Galmudug beelihii ku dagaalamay deegaano ka tirsan Cabudwaaq iyo Xeraale.
Sidoo kale waxa uu Musharax Liibaan Axmed uu mahad ballaaran u soo jeediyay Taliyaha Booliska iyo Taliyaha Nabadsugidda.

Halkan hoose ka aqriso War Saxaafadeedka ee uu soo saaray Musharax Liibaan Axmed;

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More