๐๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐๐๐ ๐จ๐จ ๐ฆ๐ฎ๐๐๐จ ๐๐ฎ๐ฌ๐๐จ๐จ๐ง๐๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ง ๐ฎ ๐ฌ๐๐ฆ๐๐๐ฒ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐ฆ๐๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐ ๐ก๐๐ฒโ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ซ๐๐ง๐ค๐
Jan 23 (Jowhar)Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa u cusboonaysiiyey muddadaย xil-hayntoodaย Guddiga maamulka heyโadda Naafada Qaranka, si ay usiiย wadaan howlaha ay u idmanyihiin 4 sano ee soo socota.
Shirka oo uu guddoominayey Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre,ย ayaa lagu ansixiyey Siyaasadda dhijitaalka ah ee loo dhanyahay iyo istaraatiijiyadda nidaamka dowladda ee danabaysan, iyadoo golaha lagu soo bandhigay warbixinno ku saabsan amniga dalka, kormeerka Raโiisul Wasaare ku xigeenka ee wasaaraddaha iyoย heyโadaha dalka iyo dhaqaalaha dalka.