Aqalka sare oo cod aqlabiyad ah ku ansxiyay sharcigs hay’ada NISA
Feb. 22 (Jowhar.com) -Xildhibaannada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Hindise Sharciyeedka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka.
Shariciga oo ay hore u meel mariyeen golaha shacabka iyo wasiirada ayaa marka uu saxiixo Madaxweyne Xasan Sheekh waxaa la aaminsan yahay in uu wax weyn ka badali doono shaqada NISA.
Si kastaba, 53 sano ka dib waxaa Sharcigan lagu soo dabaalay Hayada NISA.
Hey’adda NISA waxay hadda ku biireysa Ciidanka iyo laamaha Amaniga ee sharciga ah ee dalka uu leeyahay, islamarkaasna in sharci ay yeelato waxa laga faa’iidi doono in la helo dariiq isla xisaabtan