DF Soomaaliya oo Itoobiya ku eedeysay iney sharci darro kusoo gashay Balad-xaawo

Dec 06  ( Jowhar) Dowladda Soomaaliya ayaa kudhawaaqday in ay Itoobiya soo gashay Soomaaliya, ciidankeeduna maanta galeen Balad-Xaawo, Itoobiyana aysan deris wanaag diiday.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay Madax banaanideeda difaacayso, QM iyo Caalamka ayay ugu baaqday DFS in ay cambaareeyaan talaabada Itoobiya ciidamada kugalinayso Soomaaliya.

Si kastaba, macluumaad la helayo waxey tilmaameen in Baladxaawo maanta DFS doonaysay in ay kuxirto wasiirka Amniga Jubbaland, hayeeshee ciidanka Itoobiya iyo Maamulka JL ee Doolow ayaa ka hortagay.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More