Diyaarad Qaraxyo ka buuxaan oo lagu weeraray deegaanka RW Netanyahu

Oct 19 (Jowhar)Jariirada Yadiicoot Ahranuut, oo ah Majalad laga leeyahay Israa’iil ayaa ku waramaysa in diyaarad nooca is wada ah ay gashay dhisme kuyaal QAYSAARIYAH oo ah deegaanka RW Netenyahu.

Dhawaaqa Digniinta ayaanan la maqlin kahor diyaarada intii aysan dhismahan ku qarxin.

Lama oga in Netanyahu joogay & in kale, in uu goor sii horeysay joogay goob dhulka hoostiisa ah ayaa la xaqiijiyey.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More