Jabuuti oo ku guuleysatay xilka gudoomiyaha Midowga Afrika

Feb 15(Jowhar)Maxamuud Cali Yusuf ayaa ku guuleystay xilka Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika, kaddib doorasho adag oo goordhow ku soo gabagabowday Xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa.

33 cod ee looga baahnaa ayuu xaqiijiyay wareeggii todobaad, kaddib markii uu ka adkaaday Raila Odinga oo ku haray wareeggii 6aad.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More