Madaxweyne Geelle oo magacaabay wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda Jabuuti

Apr 01(Jowhar) Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa u magacaabay Cabdulqaadir Xuseen Cumar inuu noqdo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah.

Wasiirkan magacaaban ayaa baddalaya Maxamuud Cali Yuusuf oo la wareegay xilka Guddoomiyaha Koomishinka Midowga Afrika.

Wasiirka cusub wuxuu hore usoo noqday Safiirka Jamhuuriyadda Jabuuti ee dalka Kuwait.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More