Madaxweyne Ruto oo farta ku fiiqay cida maalgalineyso dibadbaxyada ka socda Kenya

Jul 16 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa ku eedeeyay hay’adda aan dowliga ahayn ee Ford Foundation ee fadhigeedu yahay Maraykanka inay maalgeliyeen dibadbaxyadii ay dhwaan dhigeen dhlainyarada dalka.

“Waxaan rabaa inaan weydiiyo dadka Ford Foundation deeqaha ay bixiyaan si ay u maalgeliyaan fowdada, Maxaa faa’iido ah ayaa looga jeedaa? waxaa sidaasi yiri Ruto xilli uu ka qeyb galayay ” isu soo bax nabadeed” oo ka dhacay bartamaha ismaamulka Nakuru.

Dibadbaxayaasha dhalinyarada ah ayaa dalbanayay in aan la meelmarin miisaanayada 2024 oo ay sheegeen in ay ku jireen canshuuro kordhin aad u sareysa. Madaxwaynaha yaa diiday in uu saxiixo hindisa sharciyeedkaasi isalamarkana kala diray golihisa wasiirada.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More