Ra’iisul wasaare kuxigeenka dalka oo lumiyay xubinimadii Aqalka Sare

Oct 12 (Jowhar)-Ra’iisul Wasaare K/Xigeenka dalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed  Jaamac ayaa lumiyay xubanimada Aqalka Sare, kadib markii uu soo xaadiri-waayay afar kala fadhi oo xiriir ah.

Waxaa lagu bedelay booskiisa Ibraahim Iidle Suleymaan guddoomiyihii hore Maxkamadda Sare dalka.

Buuq ayaa ka dhashay arintaan, waxaana guddoonka lagu eedeeyay in la jabiyay xeer hoosaadka gollaha

 

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More