Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi oo magacaabay agaasimayaal guud

Mar 03(Jowhar)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasimeyaal guud iyo xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga.

Halkan hoose ka aqriso Agaasimayaasha cusub ee la magacaaavay.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More