Sacuudi Carabiya oo shaaciyay in Berri ay tahay Maalin Ciid ah

Mar 29(Jowhar)-Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa shaacisay in la arkay bisha Shawaal berrina ay tahay maalinta koowaad ee Ciidul Fitriga.
Hase yeeshee ma jiro ilaa iyo hadda wax war ah oo ka soo baxay dowlada federalka Soomaaliya oo ku saabsan dhalashada bisha Shawaal.

Wixii ku soo kordha wararka ciidda kala soco jowhar.com

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More