Sirdoonka Somailand oo xabsiga dhigay Xildhibaan Maxamed Abiib

Sep 02 (Jowhar) Sirdoonka Somaliland ayaa garoonka Hargeysa ka qabtat Xildhibaan Max’ed Abiib, oo kasoo laabtay Imaaraatka Carabta, isagoo mudooyinkii u dambeeyey aad u mucaaradsanaa dhinaca Madaxweyne Biixi, mucaaradka oo baadigoobay ayaa Xabsiyada ka waayay ilaa hadda.

Madaxweyne Biixi ayaa jooga deegaanada Baki iyo Ruqi oo ah deegaanada Xildhibaan Abiib laga doortay.

Abiib ayaa dhawaan sheegay in uusan SNM aaminsaneyn, oo aysan nidaam aheyn, taas oo ka careysiisay qeybaha dhexe ee Somaliland.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More