War Deg-deg ah; Alshabaab oo weerar qaraxyo ku qaaday Deegaanka Xawaadley

Wararka ka imanaya deegaanka Xawaadley ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay weerar qarayo ku bilowday ku qaaday saldhig ay ciidamada milatariga ku lahaayeen deegaanka Xawaadley oo ka tirsan gobolka Sh/dhexe.

Illaa saddex baabuur oo waxyaalaha qarxa lagu buuxiyay lagu weeraray saldhigga, waxaana la sheegay in ciidamo badan oo uu ka mid ahaa sarkaalkii madaxda ka ahaa saldhigaas oo magaciisa lagu sheegay Shotoqeey.

Wixiifaahfaahin dheeraad ah kala soco jowhar.com

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More