War-murtiyeed laga soo saaray shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee Muqdisho

Oct 30  (Jowhar)-War murtiyeedka ka soo baxay Golaha Wadatashiga Qaran ayaa la isku raacay in la qabto doorashada dowladaha hoose June 2025.

Sidoo kale doorashada Baarlamaanka iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada la qabto September 2025.

War murtiyeedka ayaa waxaa saxiixiisa ka maqan Madaxweynaha Jubbland Axmed Madoobe oo shirka qeybtiisa hore ka mid ahaa, balse markii dambe isaga baxay.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More