Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga oo Itoobiya u tagaya xalinta Xiisada Badda Soomaaliya

FILE PHOTO: Turkish Foreign Minister Hakan Fidan attends a press conference, with Venezuelan Foreign Minister Yvan Gil Pinto (not pictured), in Caracas, Venezuela February 24, 2024. REUTERS/Leonardo Fernandez Viloria/File Photo

Aug 02 (Jowhar.com)-Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga Hakan Fidan ayaa maalinta berri booqasho ku tagaya dalka Itoobiya, isagoo la kulmi doona Wasiirka Arrimaha Dibadda Taye Atkse Selassie iyo Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed.

Turkiga ayaa dhex dhexaadinaya Soomaaliya iyo Itoobiya, iyadoo bisha soo socoto ee September loo balansan yahay wajiga labaad ee wada hadalada labada dhinac.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More