Wasiirka Batroolka Soomaaliya oo cudur daar ka bixiyay Sawirka Khariiradii lasoo bandhigay

Feb 26  (Jowhar)Wasiirka Batroolka C/risaaq Cumar Maxamed ayaa cudur daar ka bixiyay Sawirka Khariiradii lagu soo bandhigay Munaasabaddii soo dhoweynta Markabka Oruc Reis, kaasoo uu ku tilmaamay cillad farsamo.

Khariirada ama Map-ka la soo bandhigay ayaa waxay aheyd mid qaldan oo aan ka turjumeyn jiritaanka maamulada qaar iyo sida loo dhigay gobolada qaar ee ay ka jiraan dowlad Goboleedyada, waxanaa arrintan si weyn uga carrooday qaar ka mid ah dowlad goboleedyada Puntland iyo Hirshabelle oo ku tilmaamay in jiritaankooda lagu xadgudbay.

War saxaafadeedka cudur daarla Wasaaradda Batroolka iyo Kheyraadka Dabiiciga ayaa sidan u dhignaa:

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More