Wasiirkii Arrimaha Dibadda Itoobiya oo loo doortay madaxweyne cusub

Oct 07 (Jowhar)Dowladda Itoobiya ayaa Taye Atske Selassie u dooratay in uu noqdo madaxweynaha cusub ee Itoobiya ee lixda sano ee soo socota.

Taye Selassie ayaa ahaa wasiirka Arrimaha dibada Itoobiya, wuxuuna hadda bedelay Sahle Worke Sawde oo ah madaxweynaha xilka ka degay.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More