Xildhibaan Maxamed Abiib oo dib u helay xorayadiisa

Sep 30 (Jowhar)Somaliland ayaa goordhow xabsiga kasii saysay xildhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan baarlamaanka Somaliland.

Arrintan ayaa ka danbeysay kadib markii maxkamadda Dastuuriga ah ay ku tilmaamtay xariga Maxamed Abiib mid sharci darro ah.

 

Xildhibaanka ayaa todobaadyadii lasoo dhaafay lagu hayay xabsiga Somaliland, iyadoo laga qabtay garoonka diyaaradaha ee Hargeysa xili uu kasoo laabtay safar uu ku maqnaa dalka Imaaraatka Carabta.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More