Xisbullah oo xaqiijisay dilka hoggaamiyohoodii Xassan Nasrallah

Sep 28 (Jowhar)Kooxda Xs-bullah ayaa xaqiijisay in hogaamiyahoodii Xassan Nasrallah uu ku dhintay Duqayntii Israaiil ay  ka gaysatay Magaalada Bayruut ee dalka Lubnaan.

Israaiil ayaa iyaduna saacado ka hor xaqiijisay qaarajinta wadaadkaas.

Kahor weerarka Ciidamada Israel ayaa amray in dadka ku nool saddex aag oo gaar ah ay guryahooda ka baxaan, kadibna waxay fuliyeen in ka badan labaatan weerar oo kale muddo shan saacadood ah.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More