Xildhibaanada iyo Wasiirada Beelaha D&M oo 24 Saac u qabtay ra’iisul wasaare Xamze
Jul 20 (Jowhar.com)-Xildhibaano iyo Wasiiro ka soo jeeda Beelaha D&M oo shir ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ayaa waxay isla garteen tallaabada ay qaadayaan haddii muddo 24 saac gudahood lagu magacaabi waayo xilka Ra’iisul Wasaare…
Madaxweyne Xasan oo ka tacsiyadeeyay geerida Caalamkii weynaa Sheekh Cismaan Xiddig
Jul 20 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiranyo leh u diray qoyska, qaraabada, culumaa’udiinka iyo dhammaan ummada Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee…
Dowladda Soomaaliya oo mamnuucday ka ganacsiga hubka
Jul 20 (Jowhar.com)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo xalay yeeshay kulan deg-deg ah, ayaa ansixiyay Hindisaha Xeerka Dhismaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha.
There was a commotion at the meeting scheduled for tonight of the Somali Cabinet of Ministers
Jan 25 (Jowhar.com) - There was a commotion at the Prime Minister's office tonight after information came out that it was supposed to appoint a second deputy prime minister at the extraordinary meeting of the Cabinet tonight.
National Security Council Issues New Directive on Arms Control
July 18 (Jowhar.com)- The President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, chaired an extraordinary meeting of the National Security Council on July 18, 2024. The meeting discussed illegal weapons imported from Galmudug.
The Somali government has imposed sanctions on al-Shabaab officials
Jul 17 (Jowhar.com) - The National Committee for the Prevention of Money Laundering and Combating the Financing of Terrorism (GQKLDH/LMA) has issued a list of national financial sanctions, targeting officials from the Al-Shabaab group.
The high court of the army again sentenced Qoslaye and his group
Jul 18 (Jowhar.com) - The Supreme Court of the QS Forces issued different verdicts against the commander of the Heliwa station, Abdifatah Mohamed Hassan Qosaye and his group, including one missing, who worked together in the killing of the…
Buuq hareeyay shirkii caawa loo balansanaa ee Golaha Wasiirada Soomaaliya
Jan 25(Jowhar.com)-Buuq ayaa caawa ka taaggan xafiiska Ra'iisul wasaaraha kadib markii ay banaanka u baxday xog sheegeysa in caawa la rabay in shirka aan caadiga aheyn ee Golaha Wasiirada lagu magacaabo ra'iisul wasaare kuxigeen labaad.
Israel oo 21 Falastiiniyiin ah ku dishay xerooyin Qaxooti ay duqeeyeen
Jul 19 (Jowhar.com)-Ciidamada Isra’il oo sii wada duqeymaha aanan kala go’a laheyn ee ay ka wadaan Gaza, ayaa Khamiisti shalay madaafiic ku garaacay xerooyinka taariikhiga ah ee bartamaha Marinka Gaza, iyo xaafado ka tirsan dhinaca waqooyi,…
Golaha Amniga Qaranka oo Soo Saaray Awaamir Cusub oo ku Saabsan Xakamaynta Hubka
Jul 18 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir guddoomiyay kulan aan caadi ahayn oo Golaha Amniga Qaranka yeeshay 18-ka Luulyo 2024. Kulankan ayaa looga hadlay hub sharci darro ah oo laga soo geliyay Galmudug.