Madaxweyne Guudlaawe oo booqasho ku tegey degmada Raagge-Ceelle
Jul 17 (Jowhar.com)-Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa gaaray degmada Raage-ceelle ee gobalka Shabeellada dhexe.
Somaliland oo walaac xooggan ka muujisay hubka u gacan galay shacabka
jul 17(Jowhar.com)-Somaliland ayaa war ka soo saartay hubkii gacanta u galay malleeshiyaad iyo dad shacab ah oo ku sugan deegaanada Galmudug kaas oo la sheegay inuu ka soo tallaabay xadka dowlad deegaanka Soomaalida.
Inkabadan 60 Falastiiniyiin ah oo lagu dilay magaalada Gaza
Jul 17 (Jowhar.com)-In ka badan 60 qof oo Falastiiniyiin ah oo ay ku jireen dumar iyo carruur yar yar ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay, duqeyn ay ciidamada Isra’il Talaadadi shalay ilaa xalay saqdi dhexe ku beegsadanayeen koofurta iyo…
Somalia Government Seizes Illegal Weapons from Ethiopia and Returns Them to Civilians
July 16 (Jowhar.com) - The government of Somalia has released the news for the first time that weapons were handed over to civilians yesterday, which were bought from Ethiopia and captured in an area under Abudwaw district.
President Ruto has pointed out who is funding the protests in Kenya
Jul 16 (Jowhar.com) - Kenyan President William Ruto has accused the non-governmental organization Ford Foundation based in the United States of funding the recent protests by the country's youth.
Great demonstrations renewed again in Kenya
Jul 16 (Jowhar.com)- At least one person died in renewed protests across Kenya today, as the police clashed with protesters demanding the resignation of President William Ruto.
Banaanbaxyo Waaweyn oo markale ka soo cusboonaaday Kenya
Jul 16 ( Jowhar.com)- Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay dibadbaxyo ka soo cusboonaaday guud ahaan dalka Kenya maanta,iyadoo booliska ay isku dhaceen dibadbaxayaal dalbanayay in madaxweyne William Ruto uu xilka ka dego.
Dowladda Soomaaiya oo war kasoo saartay hubka shalay lagu qabsaday magaalada Cabudwaaq
Jul 16 (Jowhar.com)-Dowladds Soomaaliya ayaa markii u horeysay war kasoo saartay hub shalay u gacan galay dad shacab ah, hubkaasoo laga soo iibiyay dalka Itoobiya, waxaana lagu qabsaday deegaan hoos taga degmada Cabudwaaw.
Madaxweyne Ruto oo farta ku fiiqay cida maalgalineyso dibadbaxyada ka socda Kenya
Jul 16 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa ku eedeeyay hay'adda aan dowliga ahayn ee Ford Foundation ee fadhigeedu yahay Maraykanka inay maalgeliyeen dibadbaxyadii ay dhwaan dhigeen dhlainyarada dalka.
Paul Kagame won the presidential election in Rwanda
July 16 (Jowhar.com) - Rwanda's electoral commission said that President Paul Kagame won the presidential election in the country on Monday.