Diyaaradaha Mareykanka oo duqeyey Dekadda Shidaalka Yemen
Apr 18 (Jowhar)-Ugu yaraan 38 qof ayaa lagu soo warramayaa in ay ku dhinteen duqeymaha cirka ah ee uu Maraykanku ku hayo dekedda Shidaalka ee Yemen.Sida ay sheegeen fallaagada Xuutiyiinta, taas oo ka dhigan mid ka mid ah weerarradii ugu!--more-->…