Khasaaro culus oo ka dhashay gantaalo ay is-dhaafsadeen Israel iyo Xizbullah
Oct 08 (Jowhar)-Sannad kaddib marki uu billowday dagaalka Gaza, ee hadda ku sii fiday Lubnan, ayay Xisbullah iyo Israel Isniinti shalay is weydaarteen madaafiic cusub.
Ra’iisul wasaare Xamse oo ka hadlay halka uu marayo shirka Golaha Wadatashiga Qaran
Oct 08 (Jowhar)-Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre oo xalay shir jaraa'id qabtay ayaa sheegay inuu shirka Golaha Wadatashiga Qaran uu wali halkiisa ka sii socdo, iyadoo shalay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe uu dib ugu laabtay…
Russia Sentences American Citizen for Mercenary Involvement in Ukraine
A Russian court has sentenced a 72-year-old American citizen, accused of serving as a mercenary for Ukraine, to nearly seven years in prison.
Irish Family Stranded in Lebanon Returns Home
An Irish family, who found themselves trapped in Lebanon amid Israeli missile strikes, has safely returned home after being evacuated.
Wasiirkii Arrimaha Dibadda Itoobiya oo loo doortay madaxweyne cusub
Oct 07 (Jowhar)-Dowladda Itoobiya ayaa Taye Atske Selassie u dooratay in uu noqdo madaxweynaha cusub ee Itoobiya ee lixda sano ee soo socota.
Ra’iisul wasaare hore Rooble oo fariin culus soo diray
Oct 07 (Jowhar)-Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ka hadlayay Munaasabad lagu saxiixayay dhismaha Dekeda Hobyo ayaa fariin culus u diray madaxda dowladda iyo kuwa dowlad goboleestada.
Hezbollah Launches Attack on Israel Marking Gaza War Anniversary
According to police, Hezbollah rockets struck Haifa, Israel's third-largest city, resulting in reports of ten injuries in the northern part of the country on the first anniversary of the Gaza war, which has spread throughout the Middle…
Sh Shariif, Khayre iyo CC Warsame oo taageeray talaabada uu qaaday Axmed Madoobe
Oct 07 (Jowhar)-War saxaafadeed si wadajir usoo saareen Madaxweynihii horr Shariif Sheekh Axmed, Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre iyo Xildhibaan C/raxmaan C/shakuur ayaa waxay ku boggaadiyeen mowqifka Madaxweynaha Jubbaland uu…
Axmed Madoobe oo dib ugy laabtay magaalada Kismaayo iyo shirkii GWQ oo fashilmay
Oct 07 (Jowhar)-Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa saakay dib ugu laabtay magaalada Kismaayo, kaddib markii uu guuldareystay dadaaladii la doonayay in lagu qanciyo si uu uga laabto qodobadii uu hordhigay shirkii Golaha…
Efforts Ongoing to Locate Missing Persons in Devastating Bosnia Floods
Rescue teams sifted through debris in the village of Donja Jablanica, searching for individuals unaccounted for in Bosnia's worst floods in years that struck the Balkan nation yesterday.