Iran oo weerar gantaallo ku qaaday caawa Israel
Oct 01 (Jowhar)-Iran ayaa weerar gantaallo ku qaaday Israel caawa Israel, taasoo jawaab u ah dilka hoggaamiyihii Xisbullah ee Xasan Nasrallah iyo kuwo kale, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay ilaalada kacaanka Islaamiga ah.
130 Lives Lost in Hurricane Helene as Biden Addresses Federal Response Efforts
The toll from a catastrophic storm that struck the southeastern United States has risen to at least 130, igniting a fervent discussion in an already contentious election season, with the White House vehemently denying allegations of a slow…
Tánaiste Expresses Strong Concerns Over Israeli Ground Raid in Lebanon
The Tánaiste has confirmed that Irish troops stationed in Lebanon are currently safe, although he expressed his "very concerned" feelings regarding the commencement of "ground raids" by Israeli forces in villages located in southern…
New NATO Chief Rutte Says He’s ‘Not Concerned’ About US Election
Incoming NATO leader Mark Rutte expressed his willingness to collaborate with whichever candidate emerges victorious in the forthcoming US presidential election, stating that he is "not worried" about how the outcome might affect the…
NISA oo gacanta ku dhigtay Shabakad Shabaab ah iyo hubkooda oo weeraro ka fulin rabay Muqdisho
Oct 01 (Jowhar)-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ee NISA ayaa gacanta ku dhigay Shabkad ka kooban Shan xubnood kuwaasi oo ku howlanaa falal amni daro inay ka gaystaan magaalada Muqdisho.
Israel Launches Ground Raids on Hezbollah Positions in Lebanon
Israel reported that fierce clashes broke out with Hezbollah in southern Lebanon after its paratroopers, commandos, and armored units initiated raids to commence a ground incursion.
Madaxweyne Xasan oo shir ku saabsan maalgashiga beeraha ka furay Muqdisho
Oct 01 (Jowhar)-Madaxweynaha JFS Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow magaalada Muqdisho ka furay shirweynaha koowaad ee hormarinta silsiladaha maalgashiga beeraha dalkeena.
Jabuuti oo Itoobiya ka sugeysa aqbalida adeegsiga dekeda Tojorah
Oct 01 (Jowhar)-Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa sheegtay inay dowladda Itoobiya ka dhawrayso jawaab celinta dalabkeedii ahaa adeegsiga dekedda Tojorah ee waqooyiga dalka Jabuuti, taasoo ay ugu deeqday.
Donald Trump labels Kamala Harris as ‘mentally impaired’
Donald Trump referred to Democrat Kamala Harris as "mentally impaired" and claimed that illegal immigrants aim to harm ordinary Americans in their homes, as he intensified his racially charged rhetoric during his unprecedented campaign to…
Israel oo weerar dhulka ah ku qaaday Lubnaan
Oct 01 (Jowhar)-Israel ayaa sheegtay in ay qaaday weerar dhulka ah oo xaddidan oo ka dhan ah bartilmaameedyada Xisbullah ee Lubnaan.