Puntland oo ka hor-timid go’aamada shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee Muqdisho
Oct 31 (Jowhar)-Wa saxaafadeed ka soo baxay Golaha Wasiirada Puntland ayaa looga soo horjeestay go’aanka Golaha Wadatashiga Qaranka ee shalay ka soo saareen Muqdisho, iyadoo ku tilmaantay mid khatar ku ah xasilloonida siyaasadeed ee…
Georgian President and Prosecutor Clash Over Election Fraud Investigation
State prosecutors in Georgia have announced an investigation into claims of election rigging surrounding last weekend's parliamentary vote, summoning President Salome Zourabichvili to provide testimony.
Golaha Wasiirada oo Ansixiyay heshiisyo Soomaaliya ay la gashay dalalka Qatar iyo Shiinaha
Oct 31 (Jowhar)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey heshiis is-afgarad ah oo u dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo Shiinaha, kaas oo ku saabsan hirgalinta…
Russian Strikes on Kharkiv Result in One Fatality and Nearly 30 Injuries
A guided bomb attack by Russia on an apartment complex in Kharkiv, Ukraine's second-largest city, has resulted in the death of one person, a child, and left 29 others injured, as reported by Kharkiv Regional Governor Oleg Synegoubov via…
Jubaland oo Qaadacday qodobada kasoo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee Muqdisho
Oct 31 (Jowhar)-War saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Jubbaland ayaa lagu shaaciyey sababihii ay uga baxday shirkii Madasha Wadatashiga Qaran, kaddib markii la isku mari waayey qodobo muhiim ah.
Kudhowaad 100 qof oo ku dhintay daadad xoog badan oo ku dhuftay dalka Spain
Oct 31 (Jowhar)-Ugu yaraan 95 qof ayaa ku dhintay daadadkii ugu dhimashada badnaa ee ku dhuftay Spain taariikhdeedan casriga ah, ka dib markii roobab mahiigaan ah ay ka da’een gobolka bari ee Valencia.
Nevada’s Swing State Stance: “No Tax on Tips”
Nevada can be seen as a city-state, with Las Vegas as its focal point Out of the 3.1 million residents in this arid region, 2.9 million reside in the Las Vegas metropolitan area.
Dowlada Soomaaliya oo soo dhaweysay qaraar Golaha Ammaanka uu ku bedeley UNSOM
Oct 30 (Jowhar)-Dowladda Soomaaliya waxay soo dhowaysay qaraarka Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay uu maanta ansixiyey kaasoo ahaa in hawlgalka kaalmada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) loo bedelo hawlgal kumeelgaar ah labada sano ee…
Shariif Sheekh,Kheyre iyo C.Cabdishakuur oo cambaareeyay go’aanka Golaha Wadatashiga
Oct 30 (Jowhar)-War saxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed, Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre iyo Xildhibaan C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa waxay si adag u cambaareeyeen, ugana soo…
War-murtiyeed laga soo saaray shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee Muqdisho
Oct 30 (Jowhar)-War murtiyeedka ka soo baxay Golaha Wadatashiga Qaran ayaa la isku raacay in la qabto doorashada dowladaha hoose June 2025.