Madaxweyne Xasan oo madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socday dowladda Jabuuti
Oct 30 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Dileyta Maxamed Dileyta oo soo…
Kudhowaad 100 Falastiiniyiin ah oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Qaza
Oct 30 (Jowhar)-Ugu yaraan 93 qof ayaa ku dhintay ama la la’yahay ka dib weerar dhanka cirka ah ay ku qaadeen diyaaradaha Israa’iil deegaanka Beit Laxiya ee waqooyiga Qasa, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee Xamaas ay maamusho.
Trump Denies Nazi Allegations as Harris Condemns Offensive Language
Donald Trump has informed his supporters that he is "not a Nazi," using a rally during the final week of a contentious White House race to address accusations of authoritarianism, including claims from a former top aide who labeled him a…
Madaxweyne Xasan oo shaaciyay inuu diyaar u yahay inuu la hadlo Deni iyo Axmed Madoobe
Oct 30 (Jowhar)-Madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayaa si lama filaan ah uga hadlay khilasfka cirka sii galaya ee kala dhexeeya madaxweynayaasha maamulada Jubaland iyo Puntland.
Seven Individuals Reported Missing Following Flash Floods in Spain
After heavy rains caused flash floods in southern and eastern Spain, seven individuals are reported missing, leading to significant disruptions in rail and air travel, according to officials.
UK Budget Set to Allocate £3bn Increase for Armed Forces
Reports indicate that the armed forces are set to receive a £3 billion funding increase as Rachel Reeves gets ready to present the first Budget of the UK Labour government.
Dowladda Soomaaliya oo dalka ka ceyrisay Kusimaha Safiirka Itoobiya
Oct 29 (Jowhar)-Wasaaradda Arrimaha dibada Soomaaliya ayaa ceyriday oo warqada PNG u jartay Kusimaha Safiirka Itoobiya u fadhiyay Soomaaliya, gaar ahaana wakiilkii Muqdisho, waxaana lagu eedeeyey xadgudubyo ka dhan ah madax banaanida…
XOG: Afar codsi uu madaxweyne Xasan Caawa ka dalbanayo xildhibaanada labada aqal
Oct 29 (Jowhar)-Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa caawa la filayaa in Xildhibaannada labada Aqal uu ka codsado inay ansixiyaan Sharciga doorashooyinka, Sharciga ururada iyo xisbiyada Sharciga iyo Guddiga doorashadda, si uu billow ugu noqdo…
Ra’iisul wasaare kuxigeenka 2aad oo kormeeray sida ay u socoto shaqada NTP
Oct 29 (Jowhar)-Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Labaad ee XFS, mudane Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay, ayaa maanta kormeeray diyaarinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka oo si habsami leh uga socda xarunta Ciidanka Cirka ee Afisyoone isagoo warbixin…
NISA oo gudaha Suuqa Bakaaraha kasoo qabatay mid kamid ah Shabakad dilal ka geysan jirtay Muqdisho
Oct 29 (Jowhar)-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa gacanta ku dhigay shakhsi ay sheegeen inuu katirsanyahay Shabaa oo doonayay in uu dilo Ganacsade Kaamiro ku xiray Goobtiisa Ganacsi sida lagu sheegay qoraalka…