UNRWA Operations in Gaza Face ‘Severe’ Risk of Collapse Due to Israeli Ban
The chances of UNRWA's humanitarian operations in Gaza failing are "extremely, extremely high," according to a spokesperson, following Israel's vote to prohibit the agency's activities in Israel and occupied East Jerusalem.
Kooxda Xisbullah oo magacawday Hoggaamiye cusub
Oct 29 (Jowhar)- Kooxda ka dhisan dalka Lubnaan ee Xisbullah ayaa u magacawday Naciim Qasem inuu noqdo hogaamiyaha cusub ee bedelaya Nasrallah
Xasan Sheekh oo kulan deg deg ah caawa isugu yeeray xildhibaanada labada Aqal
Oct 29 (Jowhar)-Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa caawa kulan casho sharaf ku martiqaaday Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka, iyadoo shirka Madasha Wadatashiga Qaran uu natiijo la’aan yahay, kaddib markii uu shirka isaga…
Wasiirka Difaaca oo daan daansiga Itoobiya kala hadlay dowladda Jarmalka
Oct 29 (Jowhar)-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee dowladda Jarmalka u qaabilsan Geeska Afrika Amb. Heiko Nitzschke.
Isra’il oo dalkeeda ka mamnuucday hay’adda UNRWA
Oct 29 (Jowhar)-Baarlamaanka Israel ayaa Isniinti meel mariyay sharci ay dalkeeda uga mamnuucday Laanta Qaramada Midoobay u qaabilsan gargaarka bani’aadannimo ee Qaxootiga Falastiiniyiinta, ee loo soo gaabiyo UNRWA.
Tommy Robinson Sentenced to 18 Months in Prison for Contempt of Court
Tommy Robinson has been sentenced to 18 months in prison after acknowledging contempt of court for reiterating false claims against a Syrian refugee, violating an injunction.
Hedgehogs Declared ‘Near Threatened’ Due to Declining Numbers
The Western European hedgehog, the spiny nocturnal creature cherished by many in gardens, is facing a decline as its diminishing habitat pushes it closer to human environments, often resulting in fatal encounters with vehicles.
UN Agency Reports Carbon Reductions Fall ‘Significantly Short’ of 2030 Targets
The United Nations has issued a warning that greenhouse gas concentrations in the atmosphere hit new record levels in 2023, with countries falling "far short" of the necessary actions to counteract severe global warming.
Maxkamad ku taal dalka Kenya ayaa laba dacwadood oo dil ah ku xukuntay kooxda Olympian-ka
Oct 28 (Jowhar)- Labo nin oo u dhashay dalka Kenya ayaa lagu helay dambi ah inay dileen Orodyahan u dhashay dalka Uganda oo u ordayay Orodka Olombikada Benjamin Kiplagat, kaas oo la ogaaday in uu toori ku dilay gobolka Waqooyi-galbeed ee…
Kenyan Court Convicts Two in Olympian’s Murder Case
Two men from Kenya have been convicted of murdering Ugandan Olympic distance runner Benjamin Kiplagat, who was discovered stabbed to death in the north-west region of the East African country on New Year's Eve.