Saciid Deni;”Puntland waxa ay diyaar u tahay in meel fagaare ah lagu hadlo”
Sep 23 (Jowhar)-Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa ku dhawaaqay in Puntland ay diyaar u tahay wada hadal, ayna dood adag qabto oo ay rabto in lagu falanqeeyo meel fagaare ah, garsoorayaalna ay ka noqdaan dadka…
Egyptian government ordered its citizens to leave Somaliland
The Egyptian government has recently ordered its citizens to leave Somaliland, a self-declared independent region in northern Somalia. This decision comes amidst escalating tensions between Egypt and Somaliland, with the Egyptian government…
Dowlada UK oo ugu deeqday $6.6 milyan ciidamada Soomaaliya
Sep 23( Jowhar)- Dowlada UK ayaa ugu deeqday lacag dhan £5 milyan oo u dhiganta ($6.6 milyan) ciidamada qaranka Soomaaliya iyadoo loo sii marinayo Sanduuqa Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS).
Madaxweyne Xasan oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay safiirada Lix dal
Sep 23 (Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta warqadaha aqoonsiga Danijirenimo ka guddoomay Safiirrada Lix dal, kuwaas oo Soomaaliya ay u soo magacaabeen dalalka Guinea, Ireland,…
Dowladda Soomaaliya oo si lama-filaan ah uga hadashay hubka ay ka heshay Masar
Sep 23 (Jowhar) Dowladda Soomaaliya auaa markii u horeysay war kasoo saartay markabka Hubka badan siday ee Masar usoo dirtay, kaasoo shalay kusoo xirtay dekeda Muqdisho, dajinta hubka saaranna xalay oo dhan ay socotay.
Anura Kumara Dissanayake oo ku guuleystay doorashooyinkii madaxtinimo ee dalka Sri Lanka
Sep 23 (Jowhar) Anura Kumara Dissanayake oo ah siyaasi u janjeera fikirka Maarkiisamka ayaa ku guuleystay doorashadi madaxtinimo ee Sabtidi ka dhacday dalka Sri Lanka, sidaasi waxaa shaaciyay Axaddii guddiga doorashada.
Weeraro hore leh Israel ay ku bartilmaameedsatay bariga iyo koonfurta Lubnaan
Sep 23 ( Jowhar) Sida laga soo sheegay, weeraro dheeraad ah ayaa lagu qaaday Lubnaan oo ay fulinayaan ciidamada Israel, iyadoo afhayeenkoodu uu sheegay in "weeraro ka hortag ah" lagu bartilmaameedsaday goobaha Xisbullah.
Masar oo muwaadiniinteeda uga digtay iney u safraan deeganada Somaliland
Sep 22 (Jowhar) Dowladda Masar ayaa muwaadiniinteeda uga digtay iney u safraan deegaanada Somaliland, xili ay cirka sii galeyso xiisada u dhexeysa Soomaaliya iyo Itoobiya ee ka dhalatay heshiiska Badda ee Somaliland.
Wasiirka Amniga oo gudoomiyay shir ku saabsan xakameynta hubka
Sep 22 (Jowhar) Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda DFS Cabdullaahi (Fartaag), ayaa guddoomoyey shir looga hadlayay sidii ay hey’adaha amniga dalku u xakameyn lahaayeen hubka sharci darrada ah, kaas oo khatar ku ah dalka.
Ra’iisul wasaare Xamze iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u duulay dalka Mareykanka
Sep 22 (Jowhar) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamze Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay saaka magaalada New York ee xarunta Qaramada Midoobay oo uu kaga qaybgalayo Kalfadhigga…