Xisbullah oo ka hadashay khasaaraha gantaalo ay ku duqeysay saldhigyada Israel
Sep 22 (Jowhar) Ururka Xisbullah ee dalka Lubnan ayaa sheegay in tiro gantaallo ah ay shalay ku weerartay saldhig millatari oo ku yaalla gunta Israel, maalin kaddib marki ay duqeyn cirka ah oo ay Isra’il ku garaacday caasimadda Beyrut ay ku…
Deni oo digniin culus u diray madaxweyne Xasan iyo madaxda dowlad goboleedyada
Sep 21 (Jowhar) Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid C/llaahi Deni oo ka hadlayay shir sanadeedka Nabadda ee PDRC ayaa ugu baaqay Madaxweynaha JFS iyo kuwa Dowlad Goboleedyada inay ilaaliyaan wixii heshiiska lagu ahaa.
Wasiir Bangladesh oo $500 milyan oo hanti dowladda ku takrifaray
Sep 21 (Jowhar) Warka ku saabsan wasiir ka tirsan Bangladesh oo lacag ka badan 500 oo milyan oo dollar ku kharash gareeyay hanti qaali ah ayaa dad badan oo dalkaas ku nool ka yaabisay oo ka cadhaysiisay.
The Scandalous Excess: Bangladesh Minister’s $500 Million Luxury Property Spree
The news of a Bangladesh minister spending more than $500 million on luxury property has shocked and outraged many in the country. The minister in question, who has not been named, reportedly used government funds to purchase several…
Ruto oo Group-ka Whatsupka madaxtooyada ka saaray kuxigeenkiisa Rigathi Gachagua
Sep 21 (Jowhar) Madaxweyne kuxigeenka dalkaasi Kenya ayaa sheegay inuu jiro khilaaf xooggan oo u dhexeeya isaga iyo Madaxweynaha.
Dowlada Soomaaliya oo cambaareysay hub Itoobiya ay geysay Puntland
Sep 20 ( Jowhar)War-Saxaafadeed ka soo baxay wasaarada arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa loogaga hadlay Shixnad Hub ah oo laga keenay Itoobiya lana soo geliyay soomaaliya gaar ahaan Maamul-Goboleedka Puntland ee Soomaaliya.
Xasan Sheekh: “Kala qeybsanaantuna Cadowga ayay fursad siineysaa”
Sep 20 ( Jowhar) Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khudbadii Salaadda Jimcaha uga hadlay muhiimada midnimada iyo wadajirka shacabka Soomaaliyeed, isagoo ka digay kala qaybinta ummadda.
Madaxweyne Biden oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay Amb. Daahir Carab
Sep 20 (Jowhar) Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Mareykanka Amb. Daahir Xasan Carab.
Turkiga oo qaab cusub u wajahaya xalinta khilaafka Soomaaliya iyo Ethiopia
Sep 19 ( Jowhar) Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga Hakan Fidan ayaa sheegay in Turkiga uu doonayo inuu si kala gaar gaar ah ula kulmo madaxda Soomaaliya iyo Itoobiya, si xal looga gaaro khilaafka u dhexeeya labada dhinac ee ku saabsan…
Wararkii u danbeeyay khasaaraha ka dhashay diyaarad Helicopter ah oo ku dhacday duleedka Muqdisho
Sep 19 (Jowhar) Diyaarad Nooca Milatariga isticmaala ee loo yaqaano Helikabtar ayaa Gabaldhicii Maanta ku dhacday Beer u dhow Xerada ATMIS deegaanka Carbiska ee degmada Afgooye.