What is the significance of US military aid to Ukraine?
The President of the United States, Donald Trump, has expressed a desire to "pause and review" military assistance to Ukraine, sparking conversations about the potential medium-term consequences of withdrawing such support on Ukraine's…
RW Xamze oo shirka madaxda Jaamacadda Carabta kaga hadlay barakicinta shacabka Falastiin
Mar 05(Jowhar)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamze Cabdi Barre ayaa ka qaybgalay kulan ay isugu yimaadeen madaxda ururka Jaamicadda Carabta oo ka dhacay magaalada Qaahira.
12 qof oo lagu dilay qaraxyo ka dhacay dalka Pakistan
Mar 05(Jowhar)Ugu yaraan 12 qof oo ay ku jiraan haween iyo carruur ayaa ku dhintay, labo qarax oo ismiidaamin ahaa oo Talaadadii ka dhacay deegaan ku yaalla waqooyi-galbeed Pakistan.
Trump Speaks to Congress Following Suspension of Ukraine Aid
US President Donald Trump is addressing Congress after significantly altering US foreign policy, sparking a trade war with key allies, reducing the federal workforce, and pushing the boundaries of presidential authority since his return to…
Waa sidee taageerada Dowladda Mareykanka ee Ukraine Ilaa 2022
Mar 04 (Jowhar)-Mareykanka ayaa 65.9 bilyan oo doolar oo gargaar militari ah siiyay Ukraine tan iyo markii uu Ruushka soo galay February 2022; si kastaba ha ahaatee, wax ku biirinta dheeraadka ah lama hubo ka dib amarkii madaxweynaha…
U.S. Military Support to Ukraine: Tanks, Rockets, Radar, and Drones Since 2022
The United States has supplied $65.9 billion in military aid to Ukraine since Russia's invasion in February 2022; however, additional contributions are uncertain following US President Donald Trump's directive to pause aid to Kyiv.
Fanaan Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Jarmalka
Mar 04(Jowhar)-Fannaankii Soomaaliyeed ee Mr.Qaadiro ayaa lagu diley magaalada Ditzingen ee dalka Jarmalka, sida ay werisey warbaahinta Soomaalida dalkaasi.
Hormuud Salaam Foundation oo Deeq Lacageed Gaarsiisay Xarunta Maamo Ugaaso iyo SWDC
Mar 04(Jowhar)-Hay’adda Hormuud Salaam Foundation ayaa maanta deeq lacageed gaarsiisay Xarunta xanaanada gabdhaha agoonta ee Maamo Ugaaso Foundation iyo Ururka Horumarinta Haweenka Soomaaliyeed (SWDC), si loo garab istaago dadka nugul ee u…
Trump Halts Military Assistance to Ukraine Following Dispute with Zelensky
US President Donald Trump has halted military aid to Ukraine following his recent confrontation with Ukrainian President Volodymyr Zelensky, a White House official has confirmed, further widening the rift that has developed between these…
Trump oo hakiyay gargaarkii Milatari uu Mareykanka siin jiray dalka Ukraine
Mar 04(Jowhar)Saraakiisha Mareykanka ayaa sheegay in madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, uu amar ku bixiyay in la hakiyo dhammaan gargaarka militari ee uu Mareykanka siin jiray Ukraine.